Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Garoowe oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubbaland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa siyaabo kala duwan waxa ay uga hadleen doorashada madaxtinimada Jubbaland iyo arrimaha siyaasadeed ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Inta badan shacabkii la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay aad u soo dhoweynayaan xildhibaanadii ay ku dhawaaqeen guddiga xuduudaha iyo doorasshooyinka Jubbaland ee shalay lagu dhawaaqay.

Shacabka ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka, siyaasiyiinta iyo madaxda Jubbaland inay ilaashadaan nabadda iyo midnimada isla markaana ay iska ilaaliyaan in laga dhex faa’iidaysto.

MAQAL CODADKA

PUNTLANDPOST

The post Shacabka Garoowe oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Jubbaland. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this