Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland,”Hay’adaa waxay u dhisan yihiin dhalinyarada Africa inay baabi’iyaan”

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan hay’ado caalami ah oo dalalkooda u qaabilsan inaysan shaqaysan dhalinyarada qaaradda Africa.

Arrintaan ayuu u sababeeyey in looga golleeyahay inaysan dhalinyarada Africa isla markaana la siiyo wax uun dhaqaale si badeecada dalalka ay shirkadahaasi ka soo jeedaan loogu suuq geeyo dalalka kuyaal qaaradda Africa.

MUUQAAL

Madaxweynaha

Madaxweynaha Puntland,"Hay'adaa waxay u dhisan yihiin dhalinyarada Africa inay baabi'iyaan" Sidee?

Posted by Puntland Post on Wednesday, August 14, 2019

PUNTLANDPOST

The post Madaxweynaha Puntland,”Hay’adaa waxay u dhisan yihiin dhalinyarada Africa inay baabi’iyaan” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this