Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Relief oo maalintii 3-aad oo xiriir ah Ulxiyadii u qeybisay barakacayaasha Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda Somali relief Network ayaa maalintii 3-aad oo xiriir ah, waxa ay xoolo kamid ah Ulxiyadii ciidda Carrafo ka qaybibaysay, qaar kamid ah kaamamka dadka danyarta iyo barakacayaasha ah ee magaalada Garoowe.

Maanta oo ay ahayd maalinti 3-aad ee ciidul-Adxaa, ayaa hay’addu 20 neef oo ari ah iyo 3 neef oo geel ah, waxay gaarsiisay dadka danyarta ah ee kunool kaamka Jillab ee duleedka magaalada Garoowe.

Ulxiyadan ayaa waxaa ka faa’iidaysanaya in ka badan 700 oo qoysas danyar ah, sida ay Puntlandpost u sheegeen mas’uuliyiinta ugu sarraysa hay’adda samafalka ee Somali relief Network.

Bulshadi ka faa’iidaysatay qaadashada ulxiyada, ayaa hay’adda uga mahadceliyey taageerada ay marwalba u fidiso dadka danyarta ah, waxaana ay sheegeen inay aad uga farxisay maalmaha ciidda.

Hoos ka eeg sawirada

  • IMG_9523-1.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9524.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9529.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9545.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9557.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9562.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9563.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9571.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9575.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9582.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9586.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9587.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9590.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9591.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9598.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9603.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9617.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9629.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9633.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9658.jpg?w=1000&ssl=1
  • IMG_9662.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Hay’adda Relief oo maalintii 3-aad oo xiriir ah Ulxiyadii u qeybisay barakacayaasha Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this