Sign in to follow this  
Deeq A.

Orodyahanka Caalamiga Ah Ee Maxamed Faarax Oo Nabad Iyo Horumar U Rajeeyey Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Orodyahanka caalamiga ah ee Maxamed Faarax oo u dhashay Somaliland, ayaa shacabka Somaliland u diray hambalyo iyo bogaadin munaasibada ciidal Adxaha awgeed.

106582615_mo_farah_getty-1024x576.jpg

Orod yahankanka caalamiga ah ee oo la hadlayay warbaahinta ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland ku bogaadiyey munaasibada ciida Adxada, waxaanu Alle uga baryey inay ku noolaadaan nabad iyo horumar.

Orod yahankan Maxamed Faarax oo u orda dalka Ingiriiska haystana bilado kala duwan, oo u ka soo hooyey tartan dhanka orodka ah oo caalmiya, waxaanu dhigay rikoodho badan oo ay ka mid yihiin 5000km iyo 10.000km.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this