Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska ciidanka 21aad oo dagaal ka dhan ah Alshabaab kaga dhawaaqay Dhuusamareeb.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska iyo saraakiisha ciidamada Ahlusuna iyo Galmudug ee ku biiray taliska 21aad ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamareeb kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab.


Taliyaha ciidanka 21aad ee xooga dalka Soomaaliyeed Cabdicasiis Cabdulaahi cabdi (Qooje)ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin inay fuliyaan howlgallo ay Alshabaab kaga xoraynayaan deegaamada Galmudug.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST

The post Taliska ciidanka 21aad oo dagaal ka dhan ah Alshabaab kaga dhawaaqay Dhuusamareeb. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this