Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Shaaciyay Xildhibaanada Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee la soo xulay.

Guddiga ayaa ayaa soo gudbiyay magacyada xildhibaanada ay soo xuleen odayaal dhaqameedka, kuwaas oo noqonaya xildhibaanada dowlad gobaleedka Jubbaland.

Xildhibaanada  la soo gudbiyay ayaa la filaaya in dhawaan in ay doortaan guddoomiyaha iyo madaxwerynaha jubbaland hoggaamin doono afarta sano ee soo socoto.

wixii ku soo kordha halkan kala soco

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this