Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska xildhibaannada cusub ee Jubaland oo lagu dhawaaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo Xuduudaha dowlad goboleedka Jubaland ayaa caawa shaaciyay liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Jubaland.

Liiska xildhibaannada cusub oo ka kooban 73 Xildhibaan ayaa sida guddigu sheegay muddo 20 cisho ah ay soo xulayeen Odayaasha dhaqanka Jubbaland islamarkaana ugu dambayn u soo gudbiyeen Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka si waafaqsan hannaanka doorashooyinka Jubbaland.

Hoos ka akhriso liiska oo dhan

1-34.jpg?w=1000&ssl=1 2-33.jpg?w=1000&ssl=1 3-36.jpg?w=1000&ssl=1 4-34.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Liiska xildhibaannada cusub ee Jubaland oo lagu dhawaaqay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this