Deeq A. Posted August 12, 2019 Kumanaan xujay Soomaaliyeed ah ayaa sanadkaan gudanaya waajibaadka Xajka waxaana xusid mudan in wax ka bedel badan oo Xajka lagu sameeyey ay Soomaalidu sanadkaan heleen xujay ka badan intii hore. Axmed Cabdi Samatar oo kamid ah madaxda shirkadaha in ka badan 400 oo xujayda ah ka qaaday deegaamada Puntland ayaa xaqiijiyey in 3 xujayda Soomaaliyeed kamid ah geeriyoodeen inta aysan bilaabin gudashada Acmaasha Xajka. CODKA HOOS KA DHEGAYSO Xukuumadda Puntland iyo qaar kamid ah dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa horay u dhaliilay gudiyadii DFS u magacawday arrimaha Xajka iyagoona caddeeyey in la musuq maasuqay qaybsiga tirada Xujayda. PUNTLANDPOST The post Tirada dhimashada Xujayda Soomaaliyeed ee sanadkaan 2019. appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites