Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u saaray shacab lagu laayey Baydhabo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa guddi gaar ah u magacaabay baaritaanka dad shacab ah oo 9-kii bishaan lagu laayey magaalada Baydhabo.


Xubnaha guddiga uu magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka kooban wasiiro ka tirsan koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan, maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo.

AKHRISO

guddi.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLANDPOST

The post Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u saaray shacab lagu laayey Baydhabo. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this