Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeled Ka Qarxay Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Sanaag) Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Beeled Ka Qarxay Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.

Wararka Naga Soo Gaadhaya Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobalka Sanaag Ayaa Sheegaya In Ugu yaraan Laba  qof ay ku dhinteen laba kalena Ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamo beeleed hubaysani rasaas ku fureen dad ku sugnaa Kaalin Shidaal  Oo Ku Taal Degmada Ceel Afweyn.

Ciidamada Nabad Ilaalinta Ujooga Ceel Afweyn Ayaa Lagu Soo Waramay Inay Markiiba Ay Goobta Yimaaden Islamarkaasi Uu Iska Horimaad Dhexmaray Ciidan Beeledkii Hubaysaa Ee Dilay Labada Qof.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this