Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo awaamiir ku soo rogtey shacabka kunool Koonfurta Galkacyo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku duldhigtay shacabka kunool gobolka Mudug gaar ahaan koonfurta Galkacyo.


Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ku amray dhammaan dadka rayidka ah ee hubka ku dhex haysta koonfurta magaalada Galkacyo inay iska diiwaan geliyaan wasaaradda amniga ee maamulka Galmudug si loo xaqiijiyo ammaanka magaalada.

Calanka Galmudug PP

PUNTLANDPOST

The post Galmudug oo awaamiir ku soo rogtey shacabka kunool Koonfurta Galkacyo. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this