Saalax Posted August 12, 2019 All 5 are from east Burco community. 5 qof oo saddex dumar yihiin ayaa dhintay kadib markii dablay beeleed rasaas ku furtay iyagoo ku sugan magaalada Ceel-afweyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted August 12, 2019 5 Ruux oo ku Dhintey Toogasho Ka Dhacday Ceel-afwayn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 12, 2019 Somalis don't get tired meaningless wars. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted August 12, 2019 9 minutes ago, Che -Guevara said: Somalis don't get tired meaningless wars. Somalis are nothing more than narcissistic personality disorder patients that have yet to see a psychiatrist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 13, 2019 Saan si ma'aha, xataa maalmaha Ciidda lama nabadgalaayo. Tuuladaan dadka degan ha ogaadaan iyagaa iskaga dhaw dad, daris wada ah si walba xaalka ha ahaadee - carab iyo ilko ayee isku yihiin, qasab ayee ku tahay inay nabad waarto ku noolaadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 13, 2019 Allaha u naxariisto Xataa aanada qabiilka dhaqankii way ka lumiyeen iyo sidii aanada ll samayn jiray. Hadaad maqasho waa labo beelood oo walaalo ah waa marka ay iskusii dirayaan munaafaqnimaa ku jirta, walaalo isma dilaan. Waagii hore qabiili baan isu haystay aniga qudhaydu laandheere ah oo aan cid agtiisa qori ka jabsan karta aysan jirin ilaa aakhirkii aan jufadaydii naftaydii ka fogeeyay. War qabiil faa'iido ma leh isku aqoonsada macnaheedu waa Civil ID ee isaga taga lagama karo. Culumadu reerkooda qalbigay kala socdaan ayagoo salaad ku jira. Wariyaha reer waqooyiga markuu waraysanayo reerkiisa ay wax kala gaareen wuxuu oranayaa markuu masuulkooda waraysanayo oo iminka dadkii dhibka gaystay malagu raad joogaa?! Markuu koonfurta wax ka dhacay waraysanayo wuxuu oranayaa soo lama odhan karo inaad shaqadiina ku fashilanteen oo aad dadka iska dhex taagan tihiin?!! Waa umad qabyaalad waashay oo liita. Allha qalbigooda mideeyo waa duco fiican Allaha khaatumadooda suubiyana sidoo kale. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted August 13, 2019 6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Saan si ma'aha, xataa maalmaha Ciidda lama nabadgalaayo. Tuuladaan dadka degan ha ogaadaan iyagaa iskaga dhaw dad, daris wada ah si walba xaalka ha ahaadee - carab iyo ilko ayee isku yihiin, qasab ayee ku tahay inay nabad waarto ku noolaadaan. The thing is the east Burco community tried to use regional government resources to attack the other community in the past so that made the conflict deadlier between the two communities. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted August 13, 2019 1 hour ago, gooni said: Allaha u naxariisto Xataa aanada qabiilka dhaqankii way ka lumiyeen iyo sidii aanada ll samayn jiray. Hadaad maqasho waa labo beelood oo walaalo ah waa marka ay iskusii dirayaan munaafaqnimaa ku jirta, walaalo isma dilaan. Waagii hore qabiili baan isu haystay aniga qudhaydu laandheere ah oo aan cid agtiisa qori ka jabsan karta aysan jirin ilaa aakhirkii aan jufadaydii naftaydii ka fogeeyay. War qabiil faa'iido ma leh isku aqoonsada macnaheedu waa Civil ID ee isaga taga lagama karo. Culumadu reerkooda qalbigay kala socdaan ayagoo salaad ku jira. Wariyaha reer waqooyiga markuu waraysanayo reerkiisa ay wax kala gaareen wuxuu oranayaa markuu masuulkooda waraysanayo oo iminka dadkii dhibka gaystay malagu raad joogaa?! Markuu koonfurta wax ka dhacay waraysanayo wuxuu oranayaa soo lama odhan karo inaad shaqadiina ku fashilanteen oo aad dadka iska dhex taagan tihiin?!! Waa umad qabyaalad waashay oo liita. Allha qalbigooda mideeyo waa duco fiican Allaha khaatumadooda suubiyana sidoo kale. Wa sidaad sheegtay erayga "wa walalo" wa munafiiqniimo iyo hosasiin. Qof walaalkiis diila ma jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 13, 2019 My source tell me the current admin is using this chaos to steal more and also to weaken percieved enemies. Hadii kale iyagaa lagu soo jeesan , war dadkan aan wax garaneeyn yaa kala Celiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites