Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga oo Iiraan uga hiilliyay Maraykanka iyo xulafadiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay xoojinta xiriirka kala dhexeeya jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan.

Kadib wada hadal khadka telefanka ah oo dhexmaray Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Iiraan Hassan Rouhani ayaa waxa ay isku raaceen xoojinta xiriirka walaalnimo iyo kan diblumaasiyadeed ee labada dhinac xilli Maraykanku sii xoojiyey cunaqabataynaha ka dhanka ah Iiraan.

Maamulka Israel iyo xulafada dalalka Khaliijka ee uu hoggaamiyo Maraykanka ayaa dadaal xooggan ugu jira sidii jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan loogu sii adkayn lahaa cunaqabateynta uu Maraykanku saaray.

PUNTLAND POST

The post Turkiga oo Iiraan uga hiilliyay Maraykanka iyo xulafadiisa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this