Sign in to follow this  
Deeq A.

Col. Caarre oo nabad la qaatay guddigii dhexdhexaadinta isaga iyo Muuse Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Suldaan Axmed Cismaan (Cadda-gude) oo ahaa guddoomiyaha oday dhaqameedkii dhex dhexaadinayey xukuumadda Somaliland iyo Col Caarre ayaa sheegay in iyaga iyo Caarre ay heshiis gaareen uuna hadda horyaal madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka daawo shirka hadalka Suldaanka

PUNTLAND POST

The post Col. Caarre oo nabad la qaatay guddigii dhexdhexaadinta isaga iyo Muuse Biixi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this