Sign in to follow this  
Deeq A.

Sheikh Aadan Siiro oo sheegay in Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheikh Aadan Siiro) oo saaka khudbad u jeediyay shacab Salaadda Ciidda ku tukaday magaalada Hargeysa ayaa si adag u cambaareeyay madaxweynaha Somaliland oo uu sheegay in isaga iyo qoyskiisu ay boobeen wax walba isagoo ugu baaqay in madaxweyne Biixi uu ka waantoobo boobkaasi.

Halkaan ka daawo khudbaddiis

PUNTLAND POST

The post Sheikh Aadan Siiro oo sheegay in Muuse Biixi iyo qoyskiisu ay wax walba boobeen appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this