Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda ku aaddan beelo ku dhawaaqay hirgelinta Shareecada Islaamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed karaash) oo saaka ka kadlayey fagaare lagu tukaday Salaadda Ciidda oo ku yaalla magaalada Garoowe ayaa caddeeyay mowqifka dowladda Puntland ee ku aaddan beelo ku dhawaaqay hirgelinta xukunka Shareecada Islaamka.

Hoos ka daawo hadalka madaxweyne ku xigeenka

PUNTLAND POST

The post Dowladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda ku aaddan beelo ku dhawaaqay hirgelinta Shareecada Islaamka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this