Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhamaan Caalamka Islaamka Oo Maanta Laga Ciidayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta dhamaan caalamka islaamka ay u tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxa ee sanadka 1440, ayadoo dunida laga dareemayo farxadda ku aadan maalmahaan qiimaha ugu fadhiyo dhamaan umadda Muslimka ah.

sidoo waxaa dhamaan maanta si is ku mid looga ciidayaa dhaamaan gobalada iyo deegaanada kala duwan ay dagaan dadka Soomaaliyee, ayadoo shacabka loo diyaariyay goobo ay ku gutaan Salaada ciidaha.

Dhanka kale madaxugu sareyso dalka ayaa la filayaa in shacabka ay kula tukadaan Masjika Isbaheysiga Islaamka ayagoo haldli doona shacabka.

Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Goobjoog Media Group waxaa shabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeynayaan munaasabadda Ciidul Adxa  ayaga oo leh Ciida Ciid Mubaarak.

Goobjoo News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this