Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani ee Somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsan doono shirkiisa Golaha dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa Sabtida maanta ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsoomi doono shirka Golaha dhexe ee xisbigaasi iyo goobta lagu qaban doono.

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga mucaaradka Somaliland ee waddani Cismaan Afgaab ayaa shir jaraa’id ka sheegay in shirka la qaban doono 28-29 bisha soo socota ee September laguna qaban doono magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Halkaan hoose ka daawo shirkiisa jaraa’id oo dhan

PUNTLAND POST

The post Xisbiga Waddani ee Somaliland oo ku dhawaaqay wakhtiga uu qabsan doono shirkiisa Golaha dhexe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this