Sign in to follow this  
Deeq A.

Faransiiska Oo Sheegay In Aanu Cidna Kala Tashan Doonin Wadahadalo Lala Galo Iiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Paris)-Diblumaasi sare oo ka tirsan dowlada Faransiiska ayaa sheegay in xukuumada Paris ayna wax amar ah uga baahneyn in wadahadal lala galo Iiraan.

1565382404a228a.jpg

Arintaan ayaa jawaab kadib qoraal uu barta Twitter-ka ku soo qoray madaxweyne Donald Trump, oo uu ku dhaleeceyay dhiggiisa Faransiiska.

Wasiirka arimaha dibada Faransiiska Jean-Yves Le Drian ayaa sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay ka shaqeynta amniga iyo xasiloodida Bariga Dhexe.

Mr Le Drian ayaa intaa raaciyay in xukuumada Paris marwaliba diyaar u tahay xalinta xiisada u dhaxeysa Washington iyo Tehran.

Trump ayaa dhaleeceyay diblumaasiyiinta Macron u diray dalka Iiraan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this