Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo War-saxaafadeed ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS ayaa sheegtay in aan la aqbali doonin natiijo kasta oo baalmarsan Dastuurka &Shuruucda Dalka oo ka soo baxda Doorashada Jubbaland.cafwan1.jpg

cafwan2.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this