Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba nin oo sheegay in ay ka been abuurteen musharrixiinta aan is diiwan-gelin ee Jubaland

Recommended Posts

Deeq A.   
HAAAA.png?w=1000&ssl=1Aweys iyo Maxamuud

Maxamuud Cali Samow oo kamid ah dhalinyarada Jubbaland ayaa sheegay in ay ku been abuurteen musharaxiinta aan is diiwaan galinin kuwaas oo uu sheegay in uu internetka ku arkay magaciisa oo kamid ah gudi ay sheegeen in ay doorasho u qabanayaan musharaxiinta diiday in ay is diiwaan geliyaan

Halkan ka daawo hadalkiisa

Waa qof labaad oo kamid ahaa magacyada ku jira gudi ay shalay samaysteen musharaxiinta aan is diiwaan galin oo sheega in laga been abuurtay.

Aweys Cumar Salaad oo kamid ah ah dhalinyarada Jubaland ayaa isna xalay sheegay in ay ka been abuurteen musharaxiinta aan is diiwaan galin oo sida uu sheegay ay ku dareen guddi ay u magacaabeen guddiga doorashada Jubaland.

Hoos ka daawo muuqaalka Aweys

PUNTLAND POST

The post Laba nin oo sheegay in ay ka been abuurteen musharrixiinta aan is diiwan-gelin ee Jubaland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this