Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaro ka dhashay is-rasaaseyn ka dhacay Sh/Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhaawacantay kadib markii is-rasaaseyn ay ka dhacday degaanka Ceel Cadde ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Tacshiiradda ayaa ka dambeysay markii ciidamo ka yimid Balcad iyo dad shacab ah ay isku dhaceen, wallow aanan la ogayn sababta.

Dadka ay waxyeeladdu soo gaartay ayaa la sheegayaa in loosoo qaaday Isbitaalka Kaysaney ee magaaladda Muqdisho.

Xiisad ka dhalatay iska hor-imaadka ayaa lagu soo waramayaa in ay ka taagan tahay degaankaasi, wallow ay socdaan dedaalo.

Maalmihii dambe degaano iyo degmooyin dhaca gobolada dalka waxaa kusoo badanayey isku dhacyadda ciidamada dowladda iyo shacabka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this