Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay In Ay Mar Kale Doorashadu Dib U Dhacday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT – Hargeysa) Gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in aanay doorashada wakiilada iyo deeganadu aanay qabsoomayn wakhtigii loogu talo galay.

Doorashada Baarlamaanka iyo Degaanka ee Somaliland ayaa markii lixaad dib u dhacday, sida ay ku dhawaaqeen maanta guddida doorashooyinka Somaliland oo warbaahinta la hadlay.

Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa sheegay in aanay farsamo ahaan iyo sharci ahaanba qabsoomi karayn doorashooyinku.

Muuqaalka warkan goor dhow la soco

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this