Sign in to follow this  
Deeq A.

Sida Kumandooska DANAB ay u fashiliyeen weerarkii Al-shabaab ku qaadday Awdheegle

Recommended Posts

Deeq A.   
3-25.jpg?w=1000&ssl=1askari ka tirsan DANAB oo difaac ugu jira Al-shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska DANAB ee ku sugan Shabeellaha hoose fashiliyay weerar rogaal-celis ah oo Al-shabaab ay ku qaadday degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose kadib markii maalmo ka hor Al-shabaab laga qabsaday degmadaasi.

Hoos ka eeg sawiro muujinaya sida ay ciidanka DANAB u fashiliyeen weerarka Al-shabaab

  • 1-25.jpg?w=1000&ssl=1
  • 2-23.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3-26.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4-24.jpg?w=1000&ssl=1
  • 5-22.jpg?w=1000&ssl=1
  • 6-19.jpg?w=1000&ssl=1
  • 7-19.jpg?w=1000&ssl=1
  • 8-16.jpg?w=1000&ssl=1
  • 9-17.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Sida Kumandooska DANAB ay u fashiliyeen weerarkii Al-shabaab ku qaadday Awdheegle appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this