Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiraxmaan Saylici Oo Isku Dayay In Uu Tacsi U Diro Donal Trump Bal se Ay Ka Khaldantay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT – Hargeysa) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylaci ayaa isku dayey in uu tacsi u diro madaxwynaha dalka Maraykanka Trump isaga oo u sii marinaaya Twitterka, kana tacsiyaynaayey toogashadii ka dhacday labbo magaalo oo ku yaala dalka Maraykanka.

Balse Saylici ayaa isku khalday cinwaanada ay leeyhiin Trump iyo wiilkiisa J Trump, isaga oo tacsiyeeyey J Trump, waxaa taa ka sii daran waxa uu si caadi ah ugu qoray bogiisa isaga oo aan dirin fariinta, waxana uu u qoray sidii hadal oo kale ama warbixinaha loogu qoro baraha bulshada si ay dadku u akhristaan, balse nasiib wanaag dad badani ma akhrisan oo waxaa eegay dad ka yar konton qof iyada oo uu qoraalkani ku jiray Twitterka afar casho. Madaxda maamul goboleedyadda Soomaliya ayaa intooda badani waxa ay tacsi u dirin shacabka soomaaliyeey marka ay masiib dhacdo, iyaga oo dalalka caalamkana u kala badiya.

42b1dfc4-aa6c-4347-9898-e521e5c59182

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this