Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo tayeyneysa Garsoorka iyo Caddaalaada

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Mas’uuliyiinta Jubbaland ayaa shaaciyey in ay xoojinayaa tayadda arrimaha Garsoorka iyo Caddaaladda.

Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar, wasiirka Cadaaladda dowlad goboleedkaasi ayaa xusay in sarre u qaadidada arrimahaasi ay keeneyso horumar.

Maxamed Sheekh Cusmaan, xeer-ilaaliyaha maamulkaasi, ayaa ku booriyey garsooreyaasha in ay dhex u noqdan shacabka.

Hadalkan ayaa wuxuu kasoo baxay shir ku saabsan Arimaha Garsoorka iyo Dambi Baarista oo lagu qabtay magaaladda Kismaayo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this