Deeq A. Posted August 8, 2019 Kismaayo (SMN) – Mas’uuliyiinta Jubbaland ayaa shaaciyey in ay xoojinayaa tayadda arrimaha Garsoorka iyo Caddaaladda. Maxamed Sheekh Yuusuf Cumar, wasiirka Cadaaladda dowlad goboleedkaasi ayaa xusay in sarre u qaadidada arrimahaasi ay keeneyso horumar. Maxamed Sheekh Cusmaan, xeer-ilaaliyaha maamulkaasi, ayaa ku booriyey garsooreyaasha in ay dhex u noqdan shacabka. Hadalkan ayaa wuxuu kasoo baxay shir ku saabsan Arimaha Garsoorka iyo Dambi Baarista oo lagu qabtay magaaladda Kismaayo. View the full article Share this post Link to post Share on other sites