Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isul Wasaare Kheyre Oo Bixiyey Lacagta Dhismaha Garoonka Cabdulahi Ciise

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bixiyey lacag horay uu ugu balanqaaday dhismaha garoonka Cabdulahi Ciise ee magaalada Galkacyo, ee Galmudug.

Qoraal kasoo baxay guddiga dhismaha waxaa uu qornaa sidan: Gudiga Dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cabdulaahi Ciise wuxuu uga mahadcelinayaa Raysal wasaare Kheyre Fulinta balanqaadkiisii Garoonka.

Account Guddiga dhismaha Garoonka Abdullahi Isse ayaa lagu shubay Lacagtii uu balanqaday R/W Kheire, oo aheyd $227,167 (Laba boqon Labatan iyo todoba kun, boqol lixdan iyo todoba dollar).

 

xukuumaddii.jpg

BBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBB.jpg

GGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGGG.jpgGoobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this