Sign in to follow this  
Deeq A.

Kumaandooska Soomaaliya oo Al-shabaab ka saaray degaanno hor leh

Recommended Posts

Deeq A.   

Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta Al-shabaab ka saaray degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose iyo degaanno kale oo ka tirsan gobolkaasi.

Haddaba Taliye ku xigeenka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xassan Maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyay degaannada la qabtay iyo halka uu ku jihaysanyahay hawlgalkaasi.

Hoos ka daawo hadalkiisa

PUNTLAND POST

The post Kumaandooska Soomaaliya oo Al-shabaab ka saaray degaanno hor leh appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this