Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland: Beel saddex shaati xidhan baa heshiisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ee ka soo jeeda gobollada Sool sanaag iyo Awdal ayaa ka dareeray Fadhi Saaka Golaha Wakiilada Somaliland ku ansixiyeen heshiis ay Saddexda Xisbi ee Kulmiye UCID iyo WADDANI ku gaadheen in guddiga doorashooyinka lagu kordhiyo laba Xubnood.

Xildhibaannada Fadhiga debadda uga baxay oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay ka horjeedin in doorashada wakhtigeeda la qabto, balse ay ka soo horjeedaan in doorashada Wakiillada la galo iyadoo aan heshiis laga gaadhin Saami-qaybsiga Kuraasta Wakiillada.

Halkaan ka daawo buuq iyo jaah-wareer ka dhacay Kulanka

PUNTLAND POST

The post Somaliland: Beel saddex shaati xidhan baa heshiisay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this