Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Jawigii Gollaha Wakiilada Somaliland Ee Saaka + Xildhibaanno Gollaha Ka Baxay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT – Hargeysa) Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira Gobollada Sool, Sanaag-bari, Awdal, Selel iyo Buuhoodle ayaa dibedda uga baxay Fadhi Saaka Golaha Wakiilladu ku ansixiyeen in laga doodi karo heshiis Saddexda Xisbi Qaran ka gaadheen in Komiishanka doorashooyinka lagu kordhiyo laba Xubnood.

Halkan Hoose Ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this