Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Xaashi oo qaabilay safiirka Qatar ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya ayaa kawada hadlay iskaashiga labada dal iyo taagerida howlaha Guddiga Saaxiibtinimadda Baarlamaanadda Soomaaliya iyo Qatar.

Waxaana sidoo kale kulanka goobjoog ka ahaa Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed Axmed iyo Xog-hayaha Guud ee Golaha.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

DSC_5125.jpgDSC_5131.jpgDSC_5136.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this