Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo ballaaran oo laga sameeyey duleedka Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo xalay ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen gudaha deegaanka Siinka-Dheere ee duleedka magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Howlgalladaan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay dad u badan dhalinyar, kuwaas oo qaar kood la sii daayey, kuwana ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah.

Ujeedka howlgalladani ayaa sidoo kale lagu sheegay in lagu xaqiijinayey amniga deegaankaasi.

Ibraahim Colow Cali oo agh guddoomiye Waaxeed ka tirsan maamulka deegaanka Siinka-Dheere ayaa ka warbixiyey baaritaanadaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/Howlgal.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this