Deeq A. Posted August 6, 2019 Muqdisho (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo xalay ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen gudaha deegaanka Siinka-Dheere ee duleedka magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Howlgalladaan ayaa waxaa lagu soo qab qabtay dad u badan dhalinyar, kuwaas oo qaar kood la sii daayey, kuwana ay ku socdaan baaritaano dheeraad ah. Ujeedka howlgalladani ayaa sidoo kale lagu sheegay in lagu xaqiijinayey amniga deegaankaasi. Ibraahim Colow Cali oo agh guddoomiye Waaxeed ka tirsan maamulka deegaanka Siinka-Dheere ayaa ka warbixiyey baaritaanadaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/Howlgal.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites