Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo la kulmay taliyaha AMISOM

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Madaxweynaha Jubbaland ayaa wuxuu maanta qaabilay taliyaha howlgalka AMISOM ee Tigabu Yilma Wondimhunegn.

Labada dhinac ayaa waxay kawada hadleen amniga doorashooyinka maamulkaasi iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland, ayaa shaaciyey in laysku raacay in amniga doorashada ay labada dhinac iska kaashadan.

Doorashadda Jubbaland ayaa waxaa loo balansan yahay in ay qabsoonto 24-ka bishan, iyadda oo haatan ay socoto soo xulista Xildhibaanada cusub.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this