Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Beledweyne (SMN) – Gudoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Mudane Cali Muxumad Caraale ayaa maanta magaalada Baladweyne ee xaruna gobolkaasi shir looga hadlayey amniga kula qaatay saraakiisha ammaanka ee ciidamada dowlad goboleedka HirShabelle.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay qeybaha kala duwan ee bulshada inay ka qeyb qaataan sugida nabad gelyada, si loogu hortago falalka liddiga ku ah amniga.

Sidoo kale wuxuu sheegay inay muhiim tahay in la xoojiyo wada shaqeynta ka dhexeysa ciidamada ammaanka iyo shacabka ku dhaqan gudaha magaaladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/COD-ANISO-HIIRAAN.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this