Sign in to follow this  
Deeq A.

Amiirka Qatar Oo Wadahadal Dhinaca Telefoonka Ah La Yeeshay Madaxweynaha Waddanka Faransiiska

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Doha)-Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa tafaasiil ka bixiyey wadahadal ay dhinaca telefoonka ku yeesheen Madaxweynaha dalka Emmanuel Macaron, kaas oo sheegay inay ka wadahadleen xidhiidhka labada dal iyo iskaashiga dhinaca horumarka iyo arimo kale.

5d45c3b8d43750216b8b45ab.jpg

“Labada dhianc waxa ay ka wadahadleen arimihii u dambeeyey ee gobolka iyo dhibaatooyinka ka taagan dalka Libya oo ay doonayaan inay iska kaashadaan sidii dedaalada nabada dib loogu soo celin lahaa dalka Libya la iskaga kaashan lahaa,” ayaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay boqortooyada dalka Qatar.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this