Deeq A. Posted August 5, 2019 Hobyo (SMM) – Wajiga labaad shirweyne u dhexeeya beelaha wada daga deegaanada maamulka Galmudug ayaa maanta ka fumaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Shirka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb galaya xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Xildhibaanada ka qeyb galayA shirkaasi waxaa horkacaya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Afhayeenka shirkan oo lagu magacaabo Cabdullaahi Salaad Yarow ayaa Shabelle uga warbixiyey waxyaabaha laga wada hadli doono iyo muhiimada kulankaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/cod-1-guuleed.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites