Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddex Carruur Ah Oo Walaalo Ah Oo Lagu Dilay Deegaanka Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-waraka aanu ka helayno gobolka Togdheet ayaa waxa ay sheegayaan in saddex Carruur ah oo walaalo ah lagu dilay deegaanka Dhagax-dheer oo ka tirsan gobolka Togdheer.

togdheer.jpg

Carruurta ayaa lagu soo warramayaa in uu dilay adeerkood oo maskaxda ka xanuunsanaya.

Carruurta la dilay ayaa ahaa saddex wiil oo afar jirku ugu weynaa.

Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhiggay ninka carruurta laayay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this