Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Beelaha Garxajis Oo Ka Hadlay Kulanka Ay La Yeesheen Kornayl Caarre

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha guddida beelaha West Burco Clan Suldaan Axmed Cismaan Caddagude ayaa ka hadlay ifafaalaha ka soo bixi kara kulan dhex maray hoggaanka dhaqanka ee beelaha West Burco Clan iyo Kornayl Caarre. Kulanka odayaashu ugu tageen Kornaylka ayaa ah dhexdhexaadin laga dhex wado isaga iyo xukuumadda madaxweyne Biixi.

kulan.jpg

Suldaan Caddagude oo wargeyska Geeska Afrika la hadlay ayaa yidhi “Imika meel wanaagsan bay wax marayaan illaahay idamkiina inay wax walba wanaag inoogu dhammaadaan baanu rajaynaynaa, waxaan rajaynayaa in ay wax walba khayr inoogu dhammaadaan,”

Shalay ayay warbaahinta iyo baraha bulshadu si weyn u faafiyeen sawirrada kulanka madaxda dhaqanka iyo kornayl Caarre.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this