Sign in to follow this  
Deeq A.

Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya magaaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in hadda uu qarax ka dhacay nawaaxiga hoteelkii hore loo oron jiray Ramaada.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay islamarkaana lala eegtay gaari halkaasi marayey balse faahfaahin dheeriya lagama hayo.

Warar kale ayaa sheegaya in gaariga uu saarnaa wasiirkii hore ee Qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax inkastoo aan weli la ogayn khasaaraha ka dhashay qaraxaasi.

Faahfaahinta kala soco Puntland Post

The post Qarax ka dhacay magaalada Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this