Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Muqdisho Soo Gaaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, mudane: Mohamed Mursal Sheikh Abdiraxman iyo wafdi  Xildhibaano ah oo uu hoggaaminaayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa oo Maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Garowe ee Casimada Puntland, ayaa intii ay halkaasi ku sugnaayeen waxay ka qeyb galeen xuska markii la unkay maamulkaasi 1-da Agost 1998-dii.

Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa intii uusan ka soo dhoofin Magaalada Garoowe waxaa Garoonka Diyaaradaha kusoo sagootiyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo qaar ka mid ah golihiisa Wasiirrada.

1.jpg

2.jpg

4.jpg

3.jpg 5.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this