Sign in to follow this  
Deeq A.

Shacabka Muqdisho oo soo dhoweeyey go’aankii Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si aad ah u soo dhoweeyey go’aankii uu qaatay madaxweynaha Soomaaliya ee uu dib ugu celiyey Jinsayaddii uu ka heystay dalka Mareykanka.

Dadweynahan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in tallaabo geesinimo ah uu qaaday Madaxweyne Maxamed Cabdullaahu Farmaajo.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/faad-jooy.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this