Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada DFS oo lagu wareejiyey garoonka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali  Khayre ayaa maanta  kormeeyay ciidanka Xoogga qeybtooda Danab ee lagu wareejiyay gacan ku heynta amniga Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa taliska ciidanka sugaya amniga garoonka kula dardaarmay in adkeeyaan amniga garoonka, si loogu guuleysto dadaallada ballaaran ee lagu dhisayo Galmudug loo dhanyahay.

Shalay ayaa ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya waxaa si rasmi ah looug wareejiyay sugidda amniga caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

IMG-20190803-WA0019.jpg

IMG-20190803-WA0018.jpgIMG-20190803-WA0017.jpgIMG-20190803-WA0018-1.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this