Deeq A. Posted August 3, 2019 Kalfadhiga 44-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo soo bilowday 15-June-2019 ayaa Sabtida maanta ah oo ku beegan 3-Agoosto soo xirmay sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo). Guddoomiyaha ayaa sheegay in mudanayaashu ay fasax yihiin ilaa laga gaarayo 25-October ee sannadkan 2019 oo uu furmi doono Kalfadhiga 45-aad ee kan xiga. Halkaan hoose ka daawo muuqaalka PUNTLAND POST The post Kalfadhiga Baarlamanka Puntland oo xirmay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites