Sign in to follow this  
Deeq A.

Baadiyow “Waqtigiisa ayuu ku furmi doonaa shirka Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Dhuusamareeb (SMN) – Guddoomiyaha guddiga shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug Cabdiraxmaan Macalin C/laahi Baadiyow ayaa shaaciyey in shirka Dhuusamareeb uu ku furmi doono waqtigiisa oo ah 5 bishan August ee 2019-ka.

Baadiyow ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta iyo shacabka Galmudug in ay muujiyaan tanaasul, islamarkaana aan la siyaasadeyn shirkaasi.

Wuxuu sheegay in loo baahan yahay in oo loo midoobo dhismaha Galmudug oo loo dhan yahay.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/08/bd.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this