Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo guddiga u saarey Aaska Injineer Yariisow

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaaraha  Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi ka kooban Afar iyo Toban Xubnood u magacaabay Aaska loo sameynayo Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahaanna Duqii Muqdisho.

Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa wuxuu maanta ku geeriyooday magaaladda Dooxa ee dalka Qatar, Waxaana guddigaan guddoomiye u ah Ra’iisul wasaare ku-xiggeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.

Halkaan hoose ka Akhriso Magacyada Guddiga 

68528654_2355433274547151_6526032081321984000_n.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this