Sign in to follow this  
Deeq A.

Ardaydii Shaqo Qaran Laga Saaray Oo Sheegay In Ay Caddeymo U Hayaan Musuq-maasuqii Ay Hore U Sheegeen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT – Hargeysa) – Afar dhallinyaro ah oo ka tirsanaa dhallinyarada shaqo qaran oo dhawaan laga saaray liiska barnaamijkaasi kadib markii ay sheegeen in imtixaan laga qaadayay la musuq-maasuqay ayaa maanta sheegay in ay hayaan caddeymo ku saabsan musuq-masuqa imtixaankaasi.

Dhallinyaradan oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay ayaa sidoo kale eedeymo u soo jeediyay guddoomiyaha barnaamijkaasi shaqo qaran.

Halkann ka daawo muuqaalka

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this