Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Maayirkii Magaalada Muqdisho Oo Geeriyooday.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Muqdisho) – Allaah unaxariiste waxaa goor dhawyed geeriyooday guddoomiyihii gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxmaan Cumar oo ku magac dheeraa Injineer Yariisow kaasi oo ku dhaawacmay qarixi toddobaadki la soo dhaafay ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Dhawaaca guddoomiye Yariisow ayaa toddobaadkii hore loo qaaday dalka Qadar si loogu soo daweeyo.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this