Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Yariisow oo geeriyooday – Naxariis Janno Allaha siiyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) –  Guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, ayaa goordhow ku geeriyooday magaalada Doha ee dalka Qatar oo lagu daweynayey. Naxariistii Janno allaha siiyo.

Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this